Komishanka Dorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Jadwalka Doorashada.

Saturday April 20, 2024 - 14:40:09
Hadhwanaag
War-saxaafadeed
Hargaysa (HWN) Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay Jadwalka Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Toos ka ah ee Xisbiyada Qaranka JSL. Taas oo la qaban doono,13 Nov 2024.


May be an illustration of blueprint, ticket stub and text
May be an illustration of ticket stub, blueprint and text
     
Loading...