Golaha Wakiilada Somaliland oo soo saaray Wargalin Muhiim ah.

Thursday May 02, 2024 - 14:28:15
hadhwanaag
Golaha Wakiilada Somaliland oo soo saaray Wargalin Muhiim ah.
May be an image of text that says 'The Republic Somaliland House of Representatives Head Quarter Hargeisa. R(Gu/e-/1/102/2024 Jamhuuriyadda Somaliland Golaha wakiilada Xarunta Hargeisa Date: 2024 Radio Ku: TV-ga Qaranka Dhammaan Saxaafadda Madax bannaan Golaha Waklillada Xafiskooda Xafiiskooda Ujeeddo: War-gelin Muhim ah. Waxa dhammaan Mudaneyaasha Golaha Wakiillada JSL lagu war-galinayaa in kal-fadhigii gaad ee caadiga ahaa uu inoo furmi doono 05/05/2024 oo ah Maalinta Axada, Saacadu Markay tahay 8:30 (Subaxnimo). Haddaba. Mudaneyaasha lagu adkaynayaa kuwa dalka jooga iyo kuwa dalka dibadiisa joogaba ee aan Golaha wax fasax ah ka haysan ay soo galaan shaqadooda wakhtigana dhowraan. MAHAD LEH Cabdirisaaq Siciid Xog-hayaha Guud ee Golaha OHALILANB www.comalilandparliament.net'
     
Loading...