Puntland Oo Ciidamo Dheerad ah Dul-dhigtay Kooxo Budhcad-badeed ah Oo Heysta Markab.

Friday April 12, 2024 - 07:08:44
Hadhwanaag
"Tani waxa ay imanaysaa xilli la filayo in dhawaan ..."


Puntland ayaa ciidamo dheeraad ah gaysay xeebaha gobolka Nugaal, kuwaasi oo  doonaya in ay hareereeyaan koox Soomaali oo haysata Markabka  MV Cabdallahi ee laga leeyahay dalka Bangladesh.


Tani waxa ay imanaysaa xilli la filayo in dhawaan kooxda markabka haysata oo iyana dhinacooda hubaysan loo soo daayo lacag madax-furasho ah oo ay ku siidaayaan markabka.

     
Loading...