Afur-wadareed biyaha hoostooda ka dhacay!

Sunday April 07, 2024 - 12:03:14
hadhwanaagnews
Laga bilaabo maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga...

May be an image of 6 people, people swimming and text that says 'Dubai GhE Underwater Grand iftar Organized in Abu Dhabi's Aquarium'

Dhismaha badda hoostiisa ee loo yaqaan Aquarium ee magaalada Abu Dhabi ayaa soo qabanqaabisay afurka biyaha hoostooda si ay u noqoto soo dhawayn cajiib ah oo loogu talagalay dadka ku cusub waddanka imaaraadka, laba Manatees oo xayawaanka badda ah ayaa ka dhex muuqda aquarium-ka, iyo sidoo kale 46,000 oo xayawaannada badda iyo berriga ah, iyaga oo calaamadinaya muuqaalkoodii ugu horreeyay ee gobolka.


Laga bilaabo maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, dadweynuhu waxay heli doonaan fursad ay ku dhex mushaaxaan quruxda soo jiidashada leh ee Manatees-ka equarim-ka.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...