Abiy Axmed Oo Raysal Wasaare Ku Xigeen U Magacaabay Ethiopia.

Tuesday April 02, 2024 - 14:34:17
hadhwanaag
"Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo "



Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Adam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka  Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024.


Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo gudoomiyaha Golaha shucuubta Ethiopia.


Sidoo kale Aadan Faarax ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen.
     
Loading...