Puntland Oo Go'aan Adag Ka Qaadatay Ficil Xasan Sheekh Sameeyay.

Sunday March 31, 2024 - 12:38:17
hadhwanaag
"si toos ahna danaheeda ugala xidhiidhayso beesha "


Hargaysa (HWN) Puntland ayaa ku dhawaqday inay aqoonsigii kala laabatay Dowladda Soomaaliya, si toos ahna danaheeda ugala xidhiidhayso beesha caalamka iyo hay'adaha caalamiga ah.





May be an image of text

May be an image of text
     
Loading...