DEG DEG Xildhibaanada Labada Aqal Oo Ansixiyay Dastuurka.

Saturday March 30, 2024 - 12:58:16
hadhawanaag
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe....



Xildhibaanada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ayaa Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Dastuurka Dalka.


 

Kulanka Xildhibaanada Labada Gole Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ayaa Ka Furmay Xarunta Villa Hargeysa, Waxaana Kooramka Soo Xaadiray 253 Mudane Oo Kala Ah 212 Xildhibaan Oo Golaha Shacabka 42 Senitoro Oo Aqalka Sare Ah..


 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe Ayaa Kulanka Shir Guddoominaya, Wuxuuna Ku Dhawaaqay In La Ansixiyey Dastuurka.


 

Talaanada Lagu AnsixiyayDastuurka Ayaa Ku Soo Aadeysa Xilli, Madaxweynayaashii Hore Ee Soomaaliya Farmaajo Iyo Sheekh Shariif Iyo Siyaasiyiinta Kale Ee Mucaaradka Ah Ay KaSoo Horjeesteen Wax Ka Bedelka Dastuurka Iyo Ansixiintiisa .

     
Loading...