Warbixin sir ah oo laga
soo saaray dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in hay’adaha sirdoonku aysan
helin wax caddeymo ah oo toos ah oo muujinaya in cudurka Covid-19 uu ka dhashay
dhacdo ka dhacday shaybaadhka Shiinaha ee Wuhan.
Laakiin warbixinta uu
daabacay Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ayaa intaa ku dartay in aragtida ah in
cudurka uu shaybaadhkaas kayim aan meesha laga saari karin.
Madaxweynihii hore ee
Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uucudurka uu kayimid Shiinaha, marar
badan uu ku celceliyay
BBC