Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa afar maalmood o Rummaan ah u jartay wariye Bushaaro Baanday.
Waa markii shanaad ee rummaan loo jaro.
Wariye Bushaaro Cali Baanday in muddo ah ku xidhan Hargeysa ayaa mar kala duwan laga dayriyay xaaladeeda caafimaad.