Waxaad Lasocoto Noloshaadaad Ka Arkaysaa .

Monday March 06, 2023 - 10:30:22
hadhawanaag
Hadal Xaqiiq Ah Oo Xikmadaa Wuxuu Ahaa



Waxaan Kawadaa Waxaad Lasocoto , Haday Noqon Lahayd Asxaabtaada Iyo Waxaad Xiisayso Daawashadooda Ama Akhriskooda .


Hadii Aad Lasaaxiibto Asxaab Wanaagsan Oo Nolosha Han Kaleh Qiime Iyo Macne Usameeyey Noloshooda Adiguna Waxaad Jeclanaysa Inaad Ku Dayato Wayna Ku Saamaynayaan Asxaabta Xunna Sidoo Kale .


Hadal Xaqiiq Ah Oo Xikmadaa Wuxuu Ahaa " Adigu Waxaad Noqonaysa Sida 5ta Qof Ee Kuugu Dhow Ay Yihiin " Taasuna Waa Xaqiiq Marag Madoonto Ah .


Sidoo Kale Waxyaabaha Aad Maskaxdaada Ku Quudiso Waa Waxa Ugu Saamaynta Badan Ee Qofka Noloshiisa Saameeya , Tusaale Hadaad Tahay Dadka Xiiseeya Ama Had Iyo Jeer Daawada Muuqaalada Maalaayacniga Ah Ama Shactirada Ah Een Noloshaada Qiimaha Usamayneyn Nooshadu Maalayacni Bay Ahaanaysaa ,


Hadii Aad Tahay Qof Inta Badan Akhriya Buugta Nolosha Qiimaha U Yeeleysa Ama Daawada Baraamujyada Kahadlaya Horumarka


Iyo Qiyamka Nolosha , Dhabtii Noloshadu Waxay Ahaanaysaa Mid Qiimo Leh .


Gabagabadii Waxaad Maskaxdaada Ku Quudiso Baad Waaqica Noloshaada Ku Ar Keysaa , Asxaabtaaduna Waa Hagayaashaada Ee Dooro Hagahaaga .

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...