Waalidku Waa Wadkii Dhale Ama Waa Wax Roon Dhale,Weynuhu Kuu Kusiiyaba,Waajibkoodu Kugu Raac.

Saturday August 13, 2022 - 09:56:12
hadhwanaag
W/Q: Handule.A.Ismail

Weynaatay adiguye,Haddaad waali soconayso,


Waantoobi mayside,Colaad weel u culanaysid,


Wiilashaada ka ilaaliyuun,Waranka dhiigaysan,


Weerarada sokeeya ha barin,Wadhida raacaysa,


Wkhtigaagi waad qaadatiyo,Weliba dheeraade,


Weerba u xidhan hooyadad,Weerarteen shalay,


Wadka way u simanyiin rago,Weecitaan ma leh,


Waxa daran ka waabay u daray,Dihaye Wiilkisa,


Weynahaaga bari adigoon.Waalidkaas noqonin,


Wadadaasi haystun dhamaan,Wiiliyo waalaalba,


W/Q: Handule.A.Ismail

 


     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...