Aflaagaado Ka U Qoray, Aakhiro Ruuxa Tegaye, Allehiisi Oofsaday, Eyciyey Ka Soo Qaad.

Sunday December 13, 2020 - 20:29:40
hadhwanaagtv
W/Q: Ismail handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM{A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAASA AHNA B/H IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Waxan tixdan ugu jawaabay nin  la yidhaado SSLDHUUBO,oo sheegay inuu [AHUN]Saciimkii CIGAAL LA GALAY DALKA DENMARK GANACSI ADAMI.


AFLAAGAADO KA U QORAY,AKHIRO RUUXA TEGAYEE,

ALLEHIISU OOFSADAY,AYAAN DARANE INAAD TAHAY,

AMAAH NAAR U QAATAYO,UMADU KUGULA YAABEEN,

UUN BADAN TILMAANTAYO,ARLADAN QAAR KA JOGAN,

IYAGAA KUU JAWAABIYE,ILAAHAY GODKA U NUURKAY,

ARLIGAN IYO DADKEEDUBA,U OOYAAN DHAMAANTOOD,

AMRANOOW SACIIMKII,AFKAGU MIYAANU KUGU OOLIN,

ILAAHAY AAN U BARINIYO,ISTAAQ FURULE MOOYAANE,

AADMIBU CIGAAL GADAY,EY CIYAYUUN KA SOO QAADA,

INTASAAN KU DHAAFE,INTA MAANTA NOOLE ADONKANI,

TILMAAMIYO UMADA,IYO QARANKU EDEYA KA SHEEKAYN

               ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...