News

Daawo Muuqaal:-Ma Dhabaa In Maayir Ku Xigeenkii Magaalada Burco Uu Tahriibay?

0 Visits: 3626 | Monday October 21, 2019 - 19:43:25
Daawo Muuqaal:-Ma Dhabaa In Maayir Ku Xigeenkii Magaalada Burco Uu Tahriibay?

Read More »

Qaybo Ka Mid Ah Bulshada Wajaale Oo Qaylo Dhaan Ka Muujiyey Shakhsiyaad Awoodii Xilalka Isku Koobay

0 Visits: 1887 | Monday October 21, 2019 - 19:36:58
Daawo Muuqaal:-Shacab Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Maayarka Wajaale

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kadib Socdaalkii Shaqo Ee Washington

0 Visits: 1240 | Monday October 21, 2019 - 19:21:42
Muxuu Raysal Wasaare Khayre Kala Soo Noqday Wadanka Maraykanka?

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Waligiiba Ma Tanaasulin Oo Tiisa Ayey Noqotaa Oo Loo Gooyaa.

0 Visits: 3436 | Monday October 21, 2019 - 18:17:54
Madaxweyne Muuse Biixi Waligiiba Ma Tanaasulin Oo Tiisa Ayey Noqotaa Oo Loo Gooyaa.

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiiro Cusub Iyo Gudoomiyeyaal Gobolo

0 Visits: 1627 | Monday October 21, 2019 - 18:10:53
Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Wasiiro Cusub Iyo Gudoomiyeyaal Gobolo

Read More »

Isku Shaandhaynta Muuse, Socdaalka Farmaajo Iyo Qodobada Kale Ee Warka Hadhwanaagnews.

0 Visits: 3526 | Monday October 21, 2019 - 18:07:51
Isku Shaandhaynta Muuse, Socdaalka Farmaajo Iyo Qodobada Kale Ee Warka Hadhwanaagnews.

Read More »

Taliyeyaal Ka Hadlay Isku Shaandhayn Uu Madaxweyne Muuse Biixi Sameeyey

0 Visits: 3374 | Monday October 21, 2019 - 17:53:40
Taliyeyaal Ka Hadlay Isku Shaandhayn Uu Madaxweyne Muuse Biixi Sameeyey

Read More »

Yuusuf Garaad Oo Ka Hadlay Kulankii Koowaad Ee Dhexmaray Siyaad Bare Afgembigii Ka Dib

0 Visits: 2893 | Monday October 21, 2019 - 17:48:14
Yuusuf Garaad Oo Ka Hadlay Kulankii Koowaad Ee Dhexmaray Siyaad Bare Afgembigii Ka Dib

Read More »

Konton Sano Ka Hor 21 October Afgembigii Milatari Ee Ka Dhacay Soomaaliya Iyo Beelaha 25 Sarkaal Ee Hogaaminayey

0 Visits: 4560 | Monday October 21, 2019 - 17:23:39
Konton Sano Ka Hor 21 October Afgembigii Milatari Ee Ka Dhacay Soomaaliya Iyo Beelaha 25 Sarkaal Ee Hogaaminayey

Read More »

Juweeyriya saleeban oo iska casishay xilkii ay u heysay xisbiga Wadani

0 Visits: 2886 | Monday October 21, 2019 - 17:19:58
Aniga oo ah JUWERIA SALEEBAN ( Ama juweria Cabaade) Qoba siduu u yaqaano, marka hore Aslaamu cakakum wa raxmatulaahi wa baeakaatu. Intaas dabadeed ummadda reer somaliland guud ahaan,gaar ahaana reer Waddani,

Read More »

Duqa Muqdisho ayaa Sheegay in ay la xisaabtami doono Shirkadihii Dhisay Wadooyiinka ay Fariistaan Biyaha Xiliyada ay da'aan Robabka

0 Visits: 1313 | Monday October 21, 2019 - 17:09:14
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo ay Biya Dhigeen roobkii Ka da'ay Magaalada Muqdisho .

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Uduulay Ruushka.

0 Visits: 2386 | Monday October 21, 2019 - 11:26:18
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.

Read More »

Boorama Oo Laga Helay Nin Meyd Ah.

0 Visits: 1978 | Monday October 21, 2019 - 11:15:12
Waxaa Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Laga Helay Nin Meyd Ah oo gubtay.

Read More »

Kurdiyiinta Siiriya ayaa ka baxay magaalo xuduudda ku taala.

0 Visits: 1989 | Monday October 21, 2019 - 11:07:38
Dagaalamayaal ka tirsanKurdiyiinta Siiriya ayaa ka baxay magaaladda go'adoonsan ee Ra'sul Cayn, waana dib u gurashadii u horeeysay tan iyo markii heshiis xabad joojin ah la gaaray khamiistii laso dhaafay.

Read More »

Dooni militeri ay saarnayen iyo hubkoodi oo ku dagtay xeebaha Gobolka Shabeellaha Hoose.

0 Visits: 2520 | Monday October 21, 2019 - 10:49:24
Wararka naga soo gaaraya xeebta bad weynta Hindiya ee Magaalada Marka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay ku dagtay doon ay wateen ciidamo ka tirsan Militeriga Soomaaliya.

Read More »

Taliska Booliska Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud oo beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha Bulshada.

0 Visits: 1245 | Monday October 21, 2019 - 10:43:24
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay in Ciidamada Booliska ay sameeyeen howlgallo kala duwan,isla markaana ay sugeen Amniga Jidka isku xira Magaalada Dhuusamareeb iyo Deegaanka Godinlabe,sidoo kalena aysan jirin wax isbaaro ah oo yaalla

Read More »

Why do Somaliland leaders remain silent on Press. Guelleh's attacks

0 Visits: 0 | Monday October 21, 2019 - 07:26:39
The people of Somaliland have a choice to make, between the business interests and the interests of the Somaliland nation and it's people.

Read More »

Dawladaha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Shaaciyey Laba Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen

0 Visits: 2708 | Monday October 21, 2019 - 00:50:25
Dawladaha Soomaaliya Iyo Kenya Oo Shaaciyey Laba Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen

Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Wayd Ah Ku Sameeyey Xukuumadiisa

0 Visits: 8053 | Monday October 21, 2019 - 00:43:49
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Wayd Ah Ku Sameeyey Xukuumadiisa

Read More »

Maxay Tahay Sababta Madaxweyne Trump U Joojiyey Shir Uu G7 Ugu Qaban Lahaa Xaruntiisa Gulf-ka?

0 Visits: 1582 | Monday October 21, 2019 - 00:33:56
Maxay Tahay Sababta Madaxweyne Trump U Joojiyey Shir Uu G7 Ugu Qaban Lahaa Xaruntiisa Gulf-ka?

Read More »