Roob Ka Da'ay Magaalada Wajaale.

0
Saturday March 02, 2019 - 19:22:06 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob Ka Da'ay Magaalada Wajaale.

    Wajaale ( HWN) Magaalada Wajaale ee ku taala xadka udhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa maanta galinkii dambe ka da'ay roob lagu qabowsaday oo wakhti kooban da'ayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wajaale ( HWN) Magaalada Wajaale ee ku taala xadka udhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa maanta galinkii dambe ka da'ay roob lagu qabowsaday oo wakhti kooban da'ayay.

 

Roobkan maanta ka da’ay magaalada Wajaale ayaa ahaa roob biyo dhigay deegaanka wajaale, sida ay shabakada Hadhwanaagnews usheegeen qaar kamid ah dadka degan deegaanka Wajaale.

Maalmahan dambe waxaa jiray kulayl badan iyo huur.

 

Loading...
Loading...