Share with your friends via email

Roob Ka Da'ay Magaalada Wajaale.

Wajaale ( HWN) Magaalada Wajaale ee ku taala xadka udhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxaa maanta galinkii dambe ka da'ay roob lagu qabowsaday oo wakhti kooban da'ayay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip