hadhwanaagnews

Mujaahid Cabdilahi Xuseen Iimaan (Darawal)
waxa uu dhambaal TACSI Tiiranyo Lehu dirayaa Qoyska Ehelka Qaraabada iyo Qaranka JSL ee uu ka baxay
Allaah u naxriistee Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa Caasimada Somaliand
Mujaahid Cabdilahi Darawalwaxa uu Marxuumka alle Uga rajeeyey inuu naxariistiisa jano ka waraabiyo qoyskiisa ehelada iyo Qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo Aamiin Aamiin
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!