Tacsi Tiiraanyo Leh. Inaalilaah Wa Inaalilaahi Raajacun, Pro.Ali Khalif Galayd.

Friday October 09, 2020 - 12:04:14
Hadhwanaagtv
W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.
Ifka laguma waaree ayaantiisiba timid.

Naxariis allahayoow adonkagan ugu deeq.

Admi wixii u qabanlaa ifkan wuu ka qaate,

Akhirona Eebbow Janooyinkiii udgoonaa,

albaabada adaw furi AMIIN ALLAYOOW.

Amiinteena dabadeed,.

Orida iyo ubadkii eheliyo asxaabtii,samir iyo imaan.

Ismail Abdillahi Handuleh.

roonoow.orodiyo
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...