DEG DEG: Maxkamadda Maroodi Jeex Oo Xukun Ku Riday Nin Lagu Eedeeyay Ku Xadgudubka Xayaanaadka

Wednesday May 06, 2026 - 09:11:55
hadhwanaagnews
Ninkan ayaa lagu eedeeyay inuu si aan wanaagsanayn ugu xadgudbay



Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ayaa ku xukuntay Cabdikariim Cali Cismaan lix bilood oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3 milyan oo Shilin Somaliland ah, kadib markii dhawaan ay gacanta ku soo dhigeen Ciidamada Boolisku.


 

Ninkan ayaa lagu eedeeyay inuu si aan wanaagsanayn ugu xadgudbay xuquuqda xayaanaadka, gaar ahaan diinka, arrintaas oo dhalisay cadho iyo falcelin bulsho.


 

Maxkamaddu ayaa sheegtay in xukunka lagu saleeyay falka lagu soo oogay iyo jebinta shuruucda la xidhiidha ilaalinta xayawaanka.

     
Loading...