hadhwanaagnews
BISMILLAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM
[A.S.C.W.R.W.B] TU KHAAS AHNA,
BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.
1-DIGNIIN BAAN U DIRAYA,
DANI IYO MADOOBANA,
DIYAAR HAW AHAADAN,
DIGIMIDHIFLAYAY NOQON.
2-DAANWEYNE WEEYAAN,
DAGAAL LAMA HURAYE,
DACAWADA SIDEEDIINA,
ISHA CALI DAY YAY NOQON.
3-DAROODKASE QAARKOOD,
DURBAANKAY U TUMAYAN,
DAGAAL CIILU QABAY HORE,
DAREEMAHAYN UJEEDADA.
4-DUUL WAALAN WEEYAANO,
DIGTAYTARKII YIMAADABA,
DIFAAC BAY U YIHIINUUNO,
DAADKUU KAGA TALAABAA.
5-DOOFAAR MA DAAHIRO,
DAAROODNA WELIGOOD,
DABADHILIF MA WAAYEE,
YAW DAGAALAMAYSAAN?.
ISMAIL ABDILLAAHI.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!