Trump oo fiisaha dal kugalka Maraykanka ka joojiyay 75 waddan

Thursday January 15, 2026 - 12:53:03
HADHWANAAGNEWS
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda, ayaa ku amraya


Dawladda Maraykanka gaar ahaan Waaxda Arrimaha Dibadda ayaa joojisay fiisayaasha soo galootiga 75 waddan, waxana ka mida Ruushka, Afghanistan, Brazil, Iiraan, Ciraaq, Masar, Nigeria, Thailand, Yemen, Soomaaliya iyo kuwo kale.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda, ayaa ku amraya saraakiisha qunsuliyadaha inay diidaan fiisaha, ayagoo cuskanaya sharciga hadda jira, iyad oo wasaaraddu ay dib u qiimaynayso habraacyada baadhista iyo hubinta.

Dalalkaasi.

Hakinta ayaa bilaabanaysa 21 Bishan, waxana ay socon doontaa ilaa wakhti aan la cayimin oo wasaaraddu ay dib u qiimeynayso diyaarinta fiisaha.
     
Loading...