Mr.Saar wuxuu mar kale xaqiijiyey in Madaxweyne Cirro uu booqasho
Wasiirka Arrimaha-dibedda Israa|l, Gideon Saar oo faahfaahinaya socdaalka uu ku tegey Somaliland ayaa sheegey; in ujeedka socdaalkiisu ahaa ka dhabaynta xidhiidhka & iskaashiga labada dhinac, isaga oo intaasi ku daray; "Israa|l iyadaa go'aansata cidda ay aqoonsanayso & cidda ay xidhiidh-diblumaasiyadeed la geleyso."
Mr.Saar wuxuu mar kale xaqiijiyey in Madaxweyne Cirro uu booqasho rasmi ah ku tegi doono Telaabiib & Quddus.