Waxay Hargeysa kulan kula yeesheen Guddida Nabadda Qaranka ...
Ergadan, oo hore ula kulantay Ugaaska Guud ee Beesha Ciise iyo Gendaha kuwaas oo dhawaan baaq colaadeed soo saaray ayaa u timid sidii xal waara looga gaadhi lahaa xiisaddii ka dhalatay bandhigga Buugga Xeer Ciise.
Waxay Hargeysa kulan kula yeesheen Guddida Nabadda Qaranka Somaliland, kulankaas oo ka dhacay Ambassador Hotel.
Labada dhinac waxay isku raaceen in nabadda si joogto ah loogu shaqeeyo oo la xoojiyo dedaallada dejinta xiisadaha.