hadhwanaagnews
Bismillahi Alraxmaan Alraxiim.
Xabaalii La Qadayiyo,
Xaraashkii Dantiguid,
Xaafadii La Duminayay,
Xamar Soo Dhameeyo,
Xaaladii Xumaatayoo,
Xoolahii Aduunyada,
Xayiraad La Saaryo,
Xalaniina Laga Guur,
Xayraankii Fiisaduna,
Xumadbu Ku Kiciyayo,
Xuubcaaro Lediwayo,
Xagkastaba U Cararyo,
Xaajo Way Ku Adagtoo,
Albaabkina Laga Xidhay.
Ismail Abdulla.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!