Madaxweynaha Somaliland oo maalinta berri ah safar shaqo ugu baxaya dalka Itoobiya

Monday October 13, 2025 - 19:07:18
hadhwanaagnews
Madaxweynuhu intii uu ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta,
May be an image of helicopter and text

Madaxweynaha Somaliland ayaa safar shaqo maalinta berri ah ugu baxaya waddanka Ethioipia kadib casuumad uu ka helay raysal wasaaraha waddankaasi.

Safarkan oo ah kii ugu horreeyay ee uu Ethiopia ku tago tan iyo markii la doortay ayaa ku soo beegmaya xilli maalintii shalay uu isna Addis safar hal maalin ay ku tegay madaxweynaha Soomaaliya

Weli lama oga in labada safar ay leeyihiin wax xidhiidh ah.


     
Loading...