Waayo Badan Qofkii Soo Jiraye,Weynahiis Mahadshay,Wakhtiguna Ku Saaciday Wanaag,Yaan Werwerahayn.

Tuesday September 02, 2025 - 18:40:50
hadhwanaagnews
Waxana Kama Bartano,Halki Bay Ka Wadayan.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Weligiis Aduunka Laha,Weerar Iyo Waabin,

Wiilkasto Iswaalaba,Midbaa Waabiyo Hela.


Waxana Kama Bartano,Halki Bay Ka Wadayan.

 

2-Weglo Iyo Ciyaar Bay Galaan,Waayo Aragoodu,


Waayeel Kuwaad Moodaysa,Waalida U Badanba,

Wanaaga Xumaanta U Ahoo,Waano Laga Quusay.


 

3-Werwer Iyo Walaac Bay Qabaan,Wadar Dadkoodii,

Wadaado Iyo Wasiiriyo.Intii Wehel La Moodaayay,


Waxtar Kama Sugayan,Haddii Weerar Laga Daayo.

 

4-Waarimaayo Ruuxnaba Dhawaan,Waa Kala Bilan,


Weelkay Tosheen Bay Ku Shuban,Wadhida Ceebti,

Wehelkooda Akhiro Waxa U Yaal,Weynaha Garan.

<[email protected]>

Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...