Dantooda Duulkaan Aqoonin,Dadnimo Ma Ku Laaban Tahay.

Wednesday August 20, 2025 - 17:45:17
hadhwanaagnews
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillah Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Dagaalka Somaliland,Dunidii Bay Kaga Hadhen,

Deyntii Laga Saamixiyo,Dunidu Hubkay Siisay Bay,


Daarood Ku Duqaynayan,Halkay Dawladi Jirtaa,

Dalkiiyo Shabaab Qabsaday,Dadkoodi Laynayaan,


Doqoni Qiiqa Kama Kacde,Daamankay Mermerisa,

Haddii Uu Dani Ka Tegay,Madoobe La Dagaalamen,


Farmaajana Diidanyahay,Daaroodkii Uu Tashaday,

Daleeshaas Wada Banaan,Firdhiye Ma Daboolaya

Durbaanku Fiqi Tumayo,Inuu Xasan Shekh Dugsado,


Dalkooda La Boobayiyo,Danyarta Ay Barakacshan

Hawiye Kuma Daawadeene,Dareen Baan Meesha Jirin.


Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...