Guddoomiyaha Sanaag oo Kormeerey Xeryaha Ciidanka ee U-diyaar-garowga 18-ka May ka socdo

Tuesday May 13, 2025 - 17:44:10
hadhwanaagnews
Ciidamada kala duwan ee Qaranka ee gobolka Sanaag
{

(Ceerigaabo) Guddoomiyaha gobolka Sanaag Mudane Axmed Cabdi Muuse, ayaa maanta kormeerey xeryaha ciidamada kala duwan ee Qaranka ee gobolkaasi, xilli lagu jiro udiyaar-garowga xuska maalinta Qarannimada Somaliland ee 18-ka May.

Ciidamada kala duwan ee Qaranka ee gobolka Sanaag, ayaa ku gudda jiray gaardiska ay ugu diyaar-garoobayaan xuska maalinta Qarannimada ee 18 May.
     
Loading...