Haddii ay tagitaankiisu dhab naqoto Waxa ay noqonaysaa
MRaysal Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay In Uu tagayo Magaaladda Laascaanood "Waan Tagayaa Laascanood” ayuu ka yidhi Xaflad ka dhacday Muqdisho.
Haddii ay tagitaankiisu dhab naqoto Waxa ay noqonaysaa Masuulkii ugu horeeyay ee Darajadaasi Sita ee halkaasi taga sodonkii sano ee ay Somaliland.
Laascaanood ayaa ka mid ah Deegaanada Somaliland, Waxaana Badhasaabka gobolkaasi ee Xukuumadda Somaliland uu ka digay Safarka la sheegay in uu halkaasi ku tagayo Xamse Cabdi Barre.