Xukuumadda Soomaaliya Oo Ganacsade Elon Mask Uga Ashkatoonaysa Aqoonsiga Somaliland ee Uu Trump Karkarinayo.

Wednesday March 26, 2025 - 08:30:34
hadhwanaagnews
Warkan oo lagu baahiyay The Reporter ayaa intaasi ...
May be a graphic of 3 people, map and text


Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Ergay u dirtay Maalqabeenka Maraykanka ee Elon Mask, si ay uga wada xaajoodaan hakinta Aqoonsiga la sheegay in ay dawladda Maraykanku ay Siinayso Somaliland.

Warkan oo lagu baahiyay The Reporter ayaa intaasi ku daraya in ay Durba Wakiilka ka socday Soomaaliya uu guddo galay kulamada lagu hakinayo qorshahaasi, kaas oo ay ku doonayaan in Somaliland aan dal ahaan loo Aqoonsan.

Dhinaca kale Dawladda China ayay iyana xidhiidho la sameeyay si looga hor tago hindisa Maraykanka ee Aqoonsiga Somaliland.
     
Loading...