Maxaad ku tilmaami lahayd Tuugan ay qabatay Camerada CC Camera.?

Saturday March 15, 2025 - 10:55:39
hadhwanaagnews
Hawlgal dheer kadib eedaysanaha waxa ku guulaystay ...


No description available.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay Eedaysane Khadar Axmed Muuse oo Mobile ka qaaday gabadh gurigeeda inta uu ugu galay Degmada Ibraahin Koodbuur sida ay qabatay Kamerada qarsoon ee (CCTV).

Hawlgal dheer kadib eedaysanaha waxa ku guulaystay Ciidamada Saldhgiyada Koodbuur iyo Biixi , waxaana degdeg loo horgayn doonaa Ha'yaddaha Garsoorka.

     
Loading...