Arligeena Waxa Rogay,Afartaa Islaamoode,Odaygii Isaaq Qabay.

Monday November 25, 2024 - 09:51:53
hadhwanaagtv
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

1-Umadaan Isodhanayn,Admiba Idinla Noolon,

Afka Geliya Mooyane,Eegahayn Hareeraha.


 

2-Afarta Islaamood,Abah Waxay Wadaaganoy,

Arab Iyo Ayuubooy,Uunkaba Ugu Dhawyiin.


 

3-Ummaday La Dhaqanyiina,Iyagay U Necebyiin,

Awdal Iyo Sooshaay,Idinku Maydin Doorane.


 

4-Allahaa Idin Agdhigayoon,Amarkii La Burinine,

Amuuruhu Siday Yahiin,Weli Waa Afkala Qaad.


 

5-Ururadii La Furay Iyo,Isbedelkaad Sugayseen,

Adhiba Weylo Dhalayo,Waabay Sii Adkeeyeen.


Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...