D jabouti oon xidhiidhkii u jaray.
Waxaynu wada ognay in ETHIOPIA oo cadawga koobaad ee Muslimka iyo Somalida ah ay samaysatay Ciidan badeed iyo police baddeed. Ciidankaa badda seddex sano ka hor waxay Yahuuddu ku bixisay 12 billion sidii loo dhisi lahaa , maashruucaana waxaa la siiyey Dawladda Faransiiska.
Masar way ka boodday arintaa waayo seddex strategy oo khaaraji ah bay noloshoodu ku xidhantay . Ta koobaad waa webiga Nile, ta labaad waa CANAL suways , ta seddexaad waa Badda Cas iyo Baabal Mandab . Inagu Somaliland ahaan iyo somali ahaan seddex Cadaw ayey leenahay: laba cadaw oo soo jireen ah oo yuhuudiyo Ethiopia iyo Cadaw cusub oo muslimkaba ku cadaw ah waa Imaaraadka Carabta.
Muse Wixii uu soo saxeexay waxay noqotay in Saldhig military oo yuhuud , Ethiopia iyo reer Galbeed iyo Emirates Xukumaan iyo Deked Baayac mushtari iyo dhul Illaa Xuduudda ( AWDAL OO DHAN IGA DHEH) wuu soo saxeexay. Taasi waxay mustaqbalka keenaysaa in Cuno qabatayntii u weyneyd Mustaqbalka SOMALILAND, Somalida iyo Muslimka ku soo fooleedahay. Dekedda Jabouti, Berbera iyo ta Saylac iyo Sacaadadiin laga samayn doono intaba waxaa loo diyaarinayaa in Ethiopia, Yuhuud iyo Emirates la wareegi doonaan oo maalitaa haddii sidaa noqoto Somaliland Ethiopia ayaa la wareegi doonta.
Muse Marka xaalkiisa Miisaanka la saaro Caafimaad daro weyn oo xagga Maanka ah ayaa ku jirta , inta goori goortay ha la iska qabto dhakhtarada ha laguna tacaalo.
Muse Biixi khudbadiisii u dambaysay wuxuu yidhi (between the line) igu doorto.
SHAN iyo toban arimood oon gaar u leeyahay oon isla wada garanayno:
1- in Hooyaday cadar nooshay.
2- inaan Sool dab geliyey Sanaag Barina eryey.
3- inaan Xisbiyada qaranka Albaada ka xidhay , Ururo u bedelay dabadeed Taageerayaashii Buur dheer Koreen.
4- Ciidankii buurta aan u diray in lasoo laayey laakiin dareenkaygu Caadi iska yahay.
5- Dagaalkii Laascaanood oo meel xun la ila Marayo oo arintii gaadhay yaa Muslim ah-oo-Faradhuudhuuban ilaahay reer Somaliland u bixiyey GUDIDII HABARJECLO OO NIMANKII BUURTII kasoo dejiyey oo Haddaa Idoorataan aan Maxkamad saaridoono iyagiyo kuwii magta bixiyay iyo kuwii ciidankaan idhi soo laaya iyagiii laayey.
6- Baddii Somaliland oon badh ictiraaf xabashidu ku ya boodday inoo siin doono.
7- D jabouti oon xidhiidhkii u jaray.
8- cadaw badan baan samaystay si aan dunida caan uga noqdo.
9- dhalinyaro badan oo caruurtaydu hogaamiso oo. Hub casriya u iibiyey oon wax ku cabudhiyo.
10- nin lacag badan hayo oo haddaan la I dooran si aan idhaa garanmaayo.
11- nin adag oo aan laga gar helin baan ahay wax kasta CUYUB BAAN U ROGAA.
12 - BAARLAMAANKA MIISAANIYADDII AY II SOO QOREEN WAAN KU CELIYEY , TII AAN ANIGU QORAYNA WAAN DIIDAY , WADANKA IMIKA BILAAMIISAANIYAD BAAN KU MAAMULAA.
13- DADKA SOMALILAND WAA NECEBAY HADAAN JECLAADO DHAQAALAHA AYEY U DARANTAY.
14- 7 dii sano Aniyo Xukuumaddayda hadal kayagu wuxuu ahaa bilaa ( decipline) WASIIRKAYGA ARIMAHA GUDUHUNA WUU KU AMMAANAYEY hadal kayagaa HOR IYO DABA KA KEENKA AH.
15- WAANU IDIN BARYEYNAA MAANTANA NA DOORTA.
QORAA M BASHE