Xoghayaha ayaa Maayirka iyo ku xigeenkiisa ..
Siciid Nuur Jaamac, Xoghayaha Fulinta Dawladda hoose hargeysa ayaa Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda hoose faray in Digniin kama dambaysa ay u tahay maanta laga bilaabo qofka shaqaalaha ah ee lagu dhex arko isaga oo ku dhex jira Siyaasadda iyo kala taageerida Axsaabta iyo Ururada kala duwan.
Xoghayaha ayaa Maayirka iyo ku xigeenkiisa ku boggaadiyey sida wanaagsan ee ay u qaateen Awaamiirti dalka ee ahayd in aan hantida umadda lagu Ololayn una soo xareeyeen Gaadiidkii ay wateen.