Aniga oo ah Abdirahman jama Ahmed ( Abdi-Shotaly) waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii

Wednesday October 23, 2024 - 12:44:29
Hadhwanaagtv
Janadiisa fardawsa haka waraabiyo,


Aniga oo ah Abdirahman jama Ahmed ( Abdi-Shotaly) waxan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo eheladdii ay baxday Eedo Amina Jama diiriye, oo saaka ku geeriyootay magaaladda BOLTON (UK), RABBI Janadiisa fardawsa haka waraabiyo, dembigeeda ha dhaafo, illaahayna samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen.
By Abdi-Shotaly.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...