" Go'aanka Beesha Habar-awal waa in masuul kasta oo beesha ka soo jeeda....

Saturday October 12, 2024 - 17:26:28
Hadhwanaagtv
Murashax Cirro, Muuse Biixi gabal baas baa u dumay...

May be an image of 1 person and text

" Go’aanka Beesha Habar-awal waa in masuul kasta oo beesha ka soo jeeda, xilna ka haya ama taageersan

 Kulmiye iyo axsaabta kaleba uu si degdeg ah isugu soo dhiibo isbadal-doonka xisbiga WADDANI iyo

 Murashax Cirro, Muuse Biixi gabal baas baa u dumay, inkaartu waxa ay kaga dhacday saldanadii uu

 farafareeyey .” Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan
     
Loading...