Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Uu Boqor Buurmadow Iman Doono Soomaliland

Friday June 28, 2024 - 08:17:35
Gudoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Wakhtiga Uu Boqor Buurmadow Iman Doono Soomaliland
Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay maqnaanshaha uu dalka ka maqan yahay boqor Buurmadow oo ka mid ah madaxdhaqameedka somaliland ee ka soo jeeda beesha gudoomiyaha.

gudoomiye Xirsi oo ka hadlayey magaalada Burco waxa uu sheegay in boqor Buurmadow uu dhawaan iman doono isaga oo aan uga maqnaan doonin muuse Biixi iyo rakaabkiisa, waxaanu yidhi "" Boqor Buurmadow wuu imanayaa, iyadoo roog cas lagu soo dhaweyn doono oo aan cidna la hadli karin! ..”

May be an image of 2 people, dais and text

     
Loading...