Bahda Shabakada Hadhwanaagnews Oo Tacsi Udiray Qoyska Marxuum Suldaan Barre.

Monday May 27, 2024 - 09:31:41
Hadhwanaag
Inaa Lillaah wa wa Inaa Illayhi Raajicuun.

Dhamaan Bahda shabakada Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udiraysaa qoyska, qaraabadda, Asxaabtiisii iyo Bahdda Dhaqanka ee uu ka baxay Allaah haw naxariisto oo ha geeyo Janadiisa Firdawsa Marxuum Suldaan Barre Xaaji Xuseen oo shalay ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa. 


Intii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan Saadiq ah iyo Cawil khayr-qaba ha inaga siiyo dhamaanteen.  


Innaa Lillaahi wa-Inna Illayhi Raajicuun 
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...