Sawiro Guddida Xuska 18MAY oo Saxaaafadda kula hadlay Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa.

Thursday May 16, 2024 - 14:39:57
hadhwanaagtv
Guddida Xuska 18MAY oo Saxaaafadda kula hadlay Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa.
May be an image of 1 person and text


Sawiro Guddida Xuska 18MAY oo Saxaaafadda kula hadlay Beerta Xorriyada ee Magaalada Hargeysa.
Guddida Qaban-qaabada isu soo baxa iyo xaflada xuska 18May ee Magaalada Cardiff, Gobolka Wales ee

 cariga Ingiriiska waxa ay ku wargelinyaan jaaliyada ku dhaqan magaalada Cardiff inay markii ugu horaysay taariikhda fagaaraha wayn ee beerta iyo hoolka Grange Gardens iyo Pavilion ay maalinta


Sabtida ka qabsoomi doonto munaadabada xuska18May laga bilaabo 2-da duhurnimo,
Xaflada rasmiga ahi waa inta u dhaxaysa 3-da galabnimo ilaa 6-da.

Xasuusnow in aad calankaaga soo qaadato.

Sanad guuro wacan

 
May be an image of 2 people and text
May be an image of 2 people and text
May be an image of 3 people and text
May be an image of 4 people and text

     
Loading...