Ciidanka Oo Qabtay Darawal Wiil 9 Jir Ah Berbera Ku Jiidhay Oo Burco Ubaxsaday.

Sunday March 31, 2024 - 12:24:48
hadhwanaag
"Ciidanka booliska ayaa sheegay inay sidoo kale inay ku daba-jireen... "





Hargaysa (HWN) Eedaysane Maxamed Farxaan Jamac oo ahaa darewalkii waday baaburkii jiidhay ilmaha yar ee 9 jirka ahaa ku jiidhay magaalada Berbera  ayaa laga soo qabtay Magaaada Burco kadib markii uu baxsaday isla habeen hore.

Ciidanka boolisku waxay sheegeen inay hore uxidheen baaburkii shilka gaystay.

Ciidanka booliska ayaa sheegay inay sidoo kale inay ku daba-jireen koox dhalinyaro ah oo la socotay eedaysanaha markii shilku dhacay 

Hawl-gal qaatay mudo 24 saacadood ah ayaa lagu soo qabtay eedaysanaha iyo baaburkii uu watay , waxaa arinkaasi loo xidhay in ka badan 300 gaadiid ah .
     
Loading...