Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Aqoonsigi Wuu Dhaw Yahay,
Awoodoo La Dulsaaro Iyo,
Arrimaanu U Baahanyahay,
Adkaynsina Wuu Rabaayoo,
Ammuura Bari Iyo Galbeed,
Iyagaaba Iska Soo Idlaane,
Aqoonsi Markaad Heshaan,
Albaabada Nabada Fura’oo,
Uliyo Diirkeeduun Ahaado,
Amaankeena Wada Ilaasha.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!