Tu khaas ahna bahda H/W iyo akhristayaasha.
Kitaabkii quraanka,Kufaartii xaqirayaan,
Kibir iyo isyeelyeel,Kabo lagu masaxaya,
Kaalintii islaamke,Koru haysay Maqana,
Karamadiyo sharakii,Kawnka ugu sareya,
Kaftan lagu gubaya,koru dhaaf malayiin,
Kala jire Islaamkii,Kaw Maroko mooyee,
kadinadama xidhano,Kulaylmay darensin,
Kuligood intii kale,Ku kooben canbarayn,
Karahida ka dhalata,Karimowna baalmari,
Kabiirow allahayo,Kufaartana abaal mari.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!