Midh Waayeel Na Meel Iigu Qor.

Friday May 26, 2023 - 21:18:28
hadhwanaag
By. Yusuf Siyad



 

Si siilaanyo Habarawal cod uga helo oo Dahir riyaale ula coloobaan 2008 dii waxa Colaad laga abuuray "Caada" oo xitaa nin ka tirsanaa kulmiye Dad safar ah wadada ku gawracay.

 

In muuse Cod ka helo Habarjeclo waxa colaad laga abuuray Ceelafwayn oo dagaal 3 sano socday ka dhacay .

 

Iminkana si maxamed kahin Codkii jeegaanta u wada helo markay doonayaan inay doorasho qabtaan oo ah 2024 bisha 11aad meel kastoo garxajis dagantay oo colaad laga abuuri karo waa laga abuurayaa.

 

Qaarbaa moodaya sidooda in Dadku bilaa qorshe iyo wada Nabad doon yahay.

 

Garxajis waxaan kula talin lahaa intay iska iloobaan cod baa kursi lagu helaa inay sidii raga yidhaahdaan ama waan ka talin ama waan Dumin ee mid soo kala doorta. Ina rag suubaasalaax kama helo

 

By Yusuf Siyad


     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...