Ergey ka socday dawlada Qatar oo dhawaan dhexdhexaadin u tegay dalalka Soomaaliya iyo Kiinya ayaa ku guuleystay in wadahadal lagu dhameeyo dacwada bada ee labada dal
Muna Sheek Maxamuud oo Canada ku nool ayaa buug dhawaan ka qortay sheeko ku saabsan ilmo yar oo qurbaha ka soo noqday iyo wixii uu Soomaaliya kala kulmay.