Wakiilka Dawlada Ingiriisku Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Labada Kornayl Ee Muuse Biixi Iyo Caarre?

0
Friday January 03, 2020 - 19:42:04 in News by
  • Visits: 3929
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka Dawlada Ingiriisku Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Labada Kornayl Ee Muuse Biixi Iyo Caarre?

    Wakiilka Dawlada Ingiriisku Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Labada Kornayl Ee Muuse Biixi Iyo Caarre?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka Dawlada Ingiriisku Muxuu Ka Yidhi Heshiiska Labada Kornayl Ee Muuse Biixi Iyo Caarre?


Hargeysa(HWN):-Dawlada Ingiriiska ayaa ka hadashay heshiiska ay xukuumada somaliland la gaadhay jabhada Dulmi Diid ee uu hogaaminayey kornayl Siciid Jaamac Caare.


Ergayga dawlada Ingiriiska u qaabilsan somaliland Stuart Brown ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu kaga hadlay heshiiska ay dawlada somaliland la gaadhay jabhadii uu hogaaminayey kornayl Caarre ee ku sugnayd buuraha gobolka Sanaag.

Natiijada sawirka muuse biixi iyo caare


"kani waa war aanu soo dhawaynayno waana guul weyn oo uu ku bilaabmay sanadka 2020, kaas oo tusaale u ah sida ay somaliland ugu guulaysato inay ka gudubto caqabadaha iyada dhex dhexaadin lagu dhamaynayo.”


Sidoo kale safiirka dawlada Ingiriiska u qaabilsan somaliland Stuart Brown ayaa ka hadlay muhiimada amniga waxaanu yidhi "nabad galyada iyo deganaanshuhu waa u muhiim in lagu guulaysto horumarinta gobolka sanaag, waanan hambalyeynayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay arintan.”



Loading...
Loading...