Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Meherka Mubaarik Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cimaan Geelle

0
Friday January 03, 2020 - 14:58:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Meherka Mubaarik Xasan Ciise Iyo Milgo Axmed Cimaan Geelle

    Hambalyo Maherwacan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Maherwacan

Dhamaan Bahda Hadhwanaagnews oo uu ugu horeeyo Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews iyo maamulka iyo shaqaaluhuba waxay hambalyo maherwacan gaadhsiinayaan meherka Mubaarig Xasan Ciise iyo Milgo Axmed Cismaan Geelle oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay alle u waydiinayaan inuu ka yeelo reerkii lagu badhaadho ee alle ku arsaaqo ubad khayr qaba oo intifaac yeesha aakhiro iyo aduunba.



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...