Maanta 2da January.

0
Friday January 03, 2020 - 12:22:05 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1070
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanta 2da January.

    1. 1991 kii, Sharon Pratt ayaa noqotey gabadii ugu horeysey ee madow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1. 1991 kii, Sharon Pratt ayaa noqotey gabadii ugu horeysey ee madow ah ee mayor ka noqota magaalo weyn oo ku taala mareykanka. 

2. 1967kii, Ronald Reagan oo noqon doona madaxweynaha mareykanka ayaa loo dhaariyey xilka governor of California. 


3. Luna 1 diyaaradii ugu horeysey ee gaadha oogada sare ee dayaxa sidoo kalena ku wareegta cadceeda ayuu hawada sare u direy Soviet union kii. 

4. 1954 kii, Hindiya ayaa hirgalisey biladaha ugu qaalisan wadankeeda ee Bharat Ratna iyo Padma Vibhushan.

5. 1942 kii, dagaal kii 2aad ee dunida; Ciidamadii Japan ayaa qabsadey caasimada Philippine ee Manila.

6. 1865kii, dagaalkii "Uruguayan War" ayaa dhamaadey.

7. 1818kii, koox 6 injineer ka kooban ayaa aas aastey "the British Institution of Civil Engineers", Thomas Telford ayaa mardanbe noqdey madaxweyneheedii ugu horeeyey.

8. 1492 kii, ciidamadii muslimka ( andalus) ahaa ee ugu danbeeyey ee awood leh ayaa is dhiibey.

Wabillhi towfiiq 

© Abubakar Burale

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...