La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Oo Magaalada Dubia Kaga Qayb Galay Shir Muhiim Ah.

0
Thursday March 28, 2019 - 14:08:18 in News by
  • Visits: 3356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Oo Magaalada Dubia Kaga Qayb Galay Shir Muhiim Ah.

    La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Oo Magaalada Dubia Kaga Qayb Galay Shir Muhiim Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

La Taliyaha Gaarka Ah Ee Madaxweynaha Oo Magaalada Dubia Kaga Qayb Galay Shir Muhiim Ah.


Hargaysa (HWN) Lataliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa Magaalada Dubia kaga Qayb Galay shir lagaga Hadlayey sidii wax loogu beeri Lahaa Biyaha Badda Maadaama ay Caalamka soo wajahayaan Isbadalka Cimilada oo ay ka dhalaan karaan biyo Yaraani.


Shirkan ayaa diirada lagu saarayey sidii Degmada Buluxaar looga Beeri lahaa Calafka Xoolaha iyo Cuntada Dadka oo ku baxaya biyaha Badda ee Milixda leh kuwaasi oo dhinaca siidhkana ay inaga Caawinayaan Dalalka Australia iyo UAE.



shirkan ayaa lataliyaha madaxweynaha Cali Maxamed Warancade waxaa ku wehelinayey Wakiilka Somaliland u fadhiya UAE, Gudoomiyaha Degmada Bulaxaar iyo Aqoon yahay Mahamed Abdi oo Aqoon u leh biosaline Agriculture.


 
 
 

Loading...
Loading...