Ilmihii Ugu Horeeyay Sannadka 2020 Ee Ku Dhasha Toronto Oo Noqday Reer Somaliland
Toronto (HWN) Ilmihii ugu horeeyay ee ku dhasha sanadka cusub ee lagalay Magaalada Toronto
ayaa
noqday Ilmo Soomaliya oo abihii layidhaa Deeq Moxamed, waxaana ilmaha yar loo bixiyay Amiir Deeq Mohammed.
Wiilka yar Aabihii
Deeq Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa yidhi isaga oo dareenkiisa cabiraya
" aad ayaan ugu faraxsanahay wiilkayga Amiir”

Ilmahan yar ayaa dhashay tiiyoo kon (50) ilbidhiqsi oo keliya lagu jiray sanadka cusub ee 2020.
Saxaafada Toronto ayaa markeliya wada baahiyay dhalashada wiilkan yar iyagoo sheegay inuu yahay ilmihii ugu horeeyay ee Toronto ku dhashay sannadka cusub.
Hadhwanaagnews
Loading...
Loading...