Siyaasi Abgaal Oo Xukumada Ku Eedayay Xadhiga In Lagu Beegsano Masuuliyinta Xisbiyadda Mucaradka Oo Kaliya

0
Thursday January 02, 2020 - 16:30:46 in News by
  • Visits: 1785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Abgaal Oo Xukumada Ku Eedayay Xadhiga In Lagu Beegsano Masuuliyinta Xisbiyadda Mucaradka Oo Kaliya

    Siyaasi Abgaal Oo Xukumada Ku Eedayay Xadhiga In Lagu Beegsano Masuuliyinta Xisbiyadda Mucaradka Oo Kaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Abgaal Oo Xukumada Ku Eedayay Xadhiga In Lagu Beegsano Masuuliyinta Xisbiyadda Mucaradka Oo Kaliya Hargaysa(HWN):-Siyaasi Maxamed Jamac Abgaal oo mid ka mida muuqbaahiyasha dalka ka hawl gala ugu waramayay ,magalada Hargaysa ayaa ka Hadlay gudidi dhawaan dhexdhexaadisay xisbiyadda mucaradka ee Ucid,Wadani iyo Madaxwayne Muuse ayaa uu ka hadlay waxana uu nasiib darro ku sheegay Soomaliland mudadii ay jirtay laga baxaynin khilaaf lagana waynaynin waxana uu carabka ku dhuftay siyaasigu inaan la garanaynin habka dawladnimo iyo halka loo socdo.



Siyaasi Maxamed Jamac Abgaal ayaa sido kale ka hadlay xadhiga xoghayaha arimaha gudaha xisbiga Ucid Mr Ramaax oo wali xabsiga ku jira waxan uu sheegay in xadhigu xukumada waxan uu sheegay in la beegsanyo xisbiyadda mucaradka waxana hadaladiisi ka mida ahaa sidan

"waxa xidhan xogahayaha arimaha gudaha xisbiga Ucid Ramaax saaxibkaya runtii waxa kale oo aanu ka haynaa saxafada in gudoomiyaha xisbiga ucid isana dacwadi ka taalo xeer ilaalinta ,oo ku saabsan oo dacwad lagu haysto oo aana dafiraynin inaanu nahay dawlada oo qofkud anbi gali karo,wali waa xagii mucaradka uun xadhigaasi iyo hadal hayntaasi" Ayuu Yidhi Siyaasi Maxamed Jamac Abgaal  



Loading...
Loading...