Cumar Finish Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada "Sawirro"

0
Wednesday January 01, 2020 - 13:29:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2042
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cumar Finish Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada "Sawirro"

    Gudoomiye Cumar Finish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cumar Finish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May ee sanadkii hore 2019 ay alshabaab uga geysatay qarax ay ku dhibaateeyeen dad shacab ah.

Gudomiyaha ayaa sheegay in xaruntaan loo dhisi doono qaab casri ah si dib bulshada ay ugu shaqeeyso.

Gudoomiye Cumar Finish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar u yahay inuu dhiso xarumaha muhiimka u ah bulshadda








Loading...
Loading...